Gudoomiye Maxamed Mursal oo mar kale loo doortay Xildhibaan katirsan Golaha Shacabka

Gudoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka federaalka ee waqtigiisu dhamaaday Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa mar kale loo doortay Xildhibaan katirsan Golaha Shacabka. Doorasho ka dhacday goordhaw magaalada Baydhabo ayaa sidii la filayay waxaa kusoo baxay Gudoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal oo helay 88-cod, waxaana Mursal la tartamayay Musharax lagu tilmaamay Malxiis. Doorashada Xildhibaanada golaha Shacabka ee … Continue reading Gudoomiye Maxamed Mursal oo mar kale loo doortay Xildhibaan katirsan Golaha Shacabka